Guri Gubtay ey ku dhinteen 7 Carruur ah.

0
146

Toddobo carruur ah oo la rumaysan yahay in ay isku qoys yihiin ayaa ku dhintay, dab subixii hore qabsaday guri ku yaalla magaalada Halifax ee dalka Canada, sida ay booliisku sheegeen.

Nin iyo haweenay ayaa sidoo kale ku dhaawacmay dabkaas oo kacay 01:00 saqda dhexe ee saacadda Canada Talaadadii.

Dab damiska ayaa bakhtiiyay dabka oo durba dhibaato baaxad leh u gaystay dabaqa labaad ee dhismaha.

Booliisku ma aysan shaacinin magacyada dadka dhintay, balse warbaahinta CBC ayaa ku warrantay in guriga gubtay ay daganaayeen qoys Suuriyaan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here